Abaalmarinta Ganacsiga ee Jubaland 2025

Ka qeyb qaado doorashada ganacsiga ugu sarreeya ee sanadkan. Hal cod, hal nooc ganacsi — adiga ayaa go'aanka leh.

Waqtiga codeyntu hadda waa xiranyahay.
Fadlan kusoo laabo marka jadwal cusub la furo.

Ujeedada Barnaamijka

Abaalmarintani waxay dhiirigelinaysaa hal-abuurka, tayada adeegga iyo tartanka caafimaadka leh ee ganacsiyada Jubaland.

  • Bulshada codkooda
  • Aqoonsi adeeg hufan
  • Abaalmarin ganacsiga ugu wanaagsan
© 2026 Jubaland Business Awards — All Rights Reserved.